Mikel Arteta oo ka Hadlay Heshiiska Kooxdiisa kula soo wareegtay Martin Odegaard

Tababaraha Arsenal Mikel Arteta ayaa soo dhaweeyay imaatinka Martin Odegaard oo ka yimid Real Madrid , isagoo sheegay in kubadsameeyaha “uu ka dhigay mid fiican” xilli ciyaareedkii hore. Gunners ayaa xaqiijisay imaanshaha 22 jirkaan heshiis rasmi ah subaxnimadii Jimcaha, iyadoo la sheegay in Real Madrid ay jeebka ku shubatay € 35m (£ 29.6m) iibkiisa. Odegaard […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII