Mikel Arteta Oo Ka Nixiyay Taageerayaasha Arsenal Ka Hor Kulanka Villarreal Ee Europa League.

Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa si maldahan u sheegay in uu xiddiga David Luis ka maqnaan doono kooxdiisa inta ka dhiman xilli ciyaareedkan. Xiddiga David Luiz ayaa ku dhaawacmay kulankii ay Arsenal guusha ka gaadhay kooxda Newcastle United isaga oo ka dhaawacmay jilibka. David Luiz ayaan dhamaysan ciyaarta waxana laga saaray kadib markii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII