Mikel Arteta Oo Ka Warbixiyay Xaalad Dhaawac Ee Thomas Partey

Tababaraha kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa ka warbixiyay xaalada dhaawac ee xiddiga khadka dhexe Thomas Partey kaas oo ku dhaawacmay kulankii chelsea. Thomas Partey ayaa dhaawac uga baxay qaybtii hore ee kulankii ay Arsenal guuldarada kala kulantay kooxda chelsea kulan ka tirsanaa saaxiibtinimooyinka labada kooxood. Xiddiga ayaa lagu badalay Granit Xhaka daqiiqadii 39-aad ee […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII