Mikel Arteta Oo Kashifay Wakhtiga Uu Nuno Tavares Kooxda U Ciyaari Doono Kulankiisii Ugu Horeeyay

Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa sheegay wakhtiga uu saxiixiisa cusub ee Nuno Tavraes ciyaari doono kulankiisii ugu horeeyay ee kooxda Arsenal. Tavares ayaa noqday saxiixii ugu horeeyay ee ay Arsenal samaysay kooxda Arsenal suuqa xagaagan kadib markii uu kaga soo biiray kooxda Benfica kuna duugay qalinka heshiis wakhti fog ah. Xiddiga ayaa la […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII