Milkiilayaasha Man United Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Kooxda Kadib Mudaharaadyadii Ay Taageeryaashu Sameeyeen.

Mikiilayaasha Kooxda Man United ee The Glazers ayaa diiday in ay iska iibiyaan kooxda inkasta oo ay taageerayaasha kooxdu si weyn uga soo hor jeedaan. Milkiilayaasha Man United ayaa iska indha tiri doona mudaharaadka taageerayaasha si ay u sii haystaan kooxda sida uu sheegayo wargayska Guadian. Milkiilayaasha kooxda ayaa xitaa qorshaynaya in ay qiimaha ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII