Mino Raiola Oo Ka Hadlay Heshiiska Is Dhaafsiga Ah Ee Man United & Real Madrid

Wakiilka caanka ah ee Mino Raiola ayaa sheegay in ay kooxaha Man United iyo Real Madrid is dhaafan karaan xiddigaha Paul Pogba iyo Eden Hazard suuqa xagaaga. Pogba ayaa ku jira sanadkiisii ugu dambeeyay ee heshiiskiisa Man United waxana si weyn loola xidhiidinayaa in uu isaga tagi doono kooxda xagaaga. Dhanka kale Eden Hazard ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII