Mino Raiola Oo Koox Weyn Oo Reer Yurub Ah U Soo Bandhigay Saxiixa Paul Pogba.

Mino Raiola ayaa lagu soo waramayaa inuu u soo bandhigi doono xiddiga khadka dhexe ee Paul Pogba kooxda Paris Saint-Germain xagaagan sida ay sheegayaan wararku. 28 jirkaan ayaa muhiim u ahaa Manchester United xilli ciyaareedkan inkasta oo uu ku fashilmay in uu kooxdiisa ku hogaamiyo Final-ka Europa League xilli ciyaareedkan kadib markii ay guuldaro kala […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII