Miyay Macasalaamayn Tahay? Cristiano Ronaldo Oo Fariin Muran Dhalisay Soo Saaray.

Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa fariin dheer oo layaab leh soo dhigay bartiisa bulshada, taas oo su’aalo ka dhalisay mustaqbalkiisa kooxda Juventus. Ronaldo ayaa fariintiisa ku yiri: “Nolosha iyo xirfada xiddig kasta waxa ay ka koobantahay kor u kac iyo hoos u dhac, sanadba sanadka ka dambeeya waxa aan wajahaynaa xiddigo cajiib ah […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII