Miyuu Cavani Ka Badalay Go`aankiisa Bixitaanka , Xog Cusub Ayaa Soo Baxday

Ilo wareedyo ay qorayaan saxaafadda Ingiriiska ayaa sheegaya in Cavani uu badalay go`aankiisa ku aadanaa in kooxda United uu ka huleelo . Cavani ayaa United ugu yimid qaab xor ah xagaagii la soo dhaafay ka dib markii uu soo dhameystay hishiiskiisa PSG. Hishiiskiisa haatan waxa uu ku siman xagaaga dambe balse waxaa jira qodob xusaya […]
Source: laacib

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII