Miyuu Ramos Ciyaarayaa Kulanka Chelsea , Tababare Zidane Ayaa Ka Jawaabay.

Tababaraha Real Madrid ee Zidane ayaa ka hadlay xaaladda kabtankiisa Ramos ee ku aadan ka qeyb galka kulanka Chelsea . Waxa uu tilmaamay in uu diyaar yahay laacibka balse uusan dooneyn in uu ku qamaaro halka uu dhanka kale ammaanay ahmiyadda uu Hazard u leeyahay kulankaas Kulankii hore waxa ay labada koox ku hishiiyeen min […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII