Mo Salah oo Xalay gaaray Rikoodh uu iska heestay Steven Gerrard dhanka Champions league

Photo/Getty Weeraryahanka Liverpool Maxamed Saalax ayaa hadda la siman Steven Gerrard goolasha ugu badan ee koobabka Yurub ee Anfield. Salah ayaa gool u dhaliyay Reds kulankii AC Milan daqiiqadii 48aad, isagoo barbareeyay isla markaana ka dhigay 2-2 heerkaas tartanka. Liverpool ayaa guushii ugu horeysay ee wareega group-yada ku garaacday kooxda reer Talyaani Ac Milan 3-2, waxaana uga mahadceliyay qeybtii labaad Jordan Henderson […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII