Mohamed Salah Oo La Xaqiijiyay In Uu Xagaagan Isaga Tagi Doono Liverpool & Waliba Kooxda Uu Ku Biiri Doono.

Xiddigii hore ee xulka qaranka Masar Ahmed Hossam (Mido) ayaa ku dhawaaqay in Xiddiga koxoda Liverpool ee Mohamed Salah isaga tagi doono kooxda Liverpool suuqa xagaagan kuna biiri doono kooxda Paris Saint-Germain. Intii lagu guda jiray barnaamijka “Fantasy Stars”, Mido ayaa yidhi”Aniga masuuliyaddayda, Mohamed Salah wuxuu kubiiri doonaa Paris Saint-Germain xagaagan wuxuuna heli doonaa 3 […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII