Mohamed Salah Oo Laga Dhigayo Kabtanka 4-aad Ee Kooxda Kadib Bixitaankii Georginio Wijnaldum

Shabakada Liverpool Echo ayaa sheegtay in bixitaanka Georginio Wijnaldum in uu sabab u noqon doono in uu Mohamed Salah noqdo kabtanka 4-aad ee kooxda Liverpool xilli ciyaareedka dambe. Xiddiga Georginio Wijnaldum ayaa ahaa kabtanka 4-aad ee kooxda Liverpool kadib Jordan Henderson, James Milner iyo Virgil Van Dijk. Sidaas darteed bixitaanka Georginio Wijnaldum Klopp ayaa bilowga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII