Mohamed Salah Oo Shaki Saaray Taageerayaasha Liverpool, Mustaqbalkiisa Ayuu Ka Hadlay

Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa si maldahan in uu doonayo in uu sii joogo kooxda Liverpool wakhtiga soo socda isaga oo meesha ka saaray wararla xidhiidhinayay Real Madrid iyo Barcelona. Mohamed Salah ayaa ku jira xilli ciyaareed kale oo cajiib ah isaga oo dhaliyay 20 gool oo horyaalka premier League ah laakiin kooxdiisa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII