Mohamed Salah oo soo bandhigay Mushaharka uu ka doonayo Liverpool kaasi oo ka dhigaya Xidiga ugu Mushaharka badan

Photo@Reuters Mohamed Salah ayaa dalbaday 500,000 oo Ginni isbuucii si uu u noqdo xiddigii ugu dambeeyay ee Liverpool oo mustaqbalkiisa fog u hibeeya kooxda, sida ay qortay Daily Mirror. arintan ayaa timid kadib markii tababaraha Reds Jurgen Klopp uu xaqiijiyay in kooxdu ay wadahadalo ku jirto si loo kordhiyo qandaraaskiisa, oo ay ka harsan tahay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII