Mudada uu Phil Foden ka Maqnaanayo Manchester City oo la ogodaaay

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester City Phil Foden ayaa qarka u saaran inuu seego bisha furitaanka xilli ciyaareedka cusub. Foden, oo 21 jir ah, ayaa seegay finalkii Euro 2020 ee England ee ka dhacay Wembley oo ay la ciyaareen Italy sababo la xiriira dhaawac lugta ah. The Telegraph ayaa sheegay in Foden ayaa la filayo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII