Murugo: Manchester United 0-1 Aston Villa: Red Devils oo la dubtay, Bruno Fernandes oo Sabab u ahaa

Manchester United ayaa xaalka ku sii xumaaday kadib markii ay guul daro kala kulantay kooxda Aston villa kulan ka tirsan Horyaalka Premier League oo ku soo dhamaaday 0-1. Xidiga Bruno Fernandes ayaa guul ka qasaariyay dhamaadka ciyaarta taasi oo keentay in xaalka uu ku sii xumaado kooxda United oo sanadkan loo badinayay in ay wacdaro […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII