Mustaqbalka Mohamed Elneny Ee Arsenal Oo Halis Ku Jira & Xasuuqa Lagu Hayo Falastiin Oo Sabab U Ah.

Shirkada ka mid ah Maalgaliyayaasha Kooxda Arsenal ee Lavazza ayaa wadahadalo deg-deg ah La qaadanaysa kooxda Arsenal kadib markii uu xiddiga reer Masar ee Mohamed Elneny taageeray si xoogana uga hadlay xasuuqa ay Yuhuudu ku hayso shacabka Falastiin. Bilowgii todobaadkan xiddiga Mohamed Elneny ayaa taageero u muujiyay falastiin kuwaas oo xasuuq maalmo ah kala kulmaya […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII