Naby Keita oo diiday qandaraaska cusub ee Kooxda Liverpool

Naby Keita ayaa sheegay inuusan heshiis cusub u saxiixi doonin Liverpool sida lagu sheegay warbixin. Reds waxay ku guda jirtaa sidii ay ciyaartoydeeda waaweyn ugu heli lahayd qandaraasyo waqti dheer ah, iyadoo Virgil van Dijk , Jordan Henderson iyo Allison Becker ay dhammaantood saxiixeen heshiisyo cusub bilihii la soo dhaafay. Qandaraaska Keita ayaa dhacaya 2023 […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII