Nasser Al-Khelaifi Oo Fariin Adag Oo Ku Saabsan Kylian Mbappe U Diray Real Madrid.

Madaxweynaha Kooxda PSG Nasser Al-Khelaifi ayaa hoos u dhigay wararka Kylian Mbappe la xidhiidhinaya Ka Tagista kooxda PSG suuqa xagaagan isaga oo si cad u sheegay in uu xiddiga reer France sii joogi doono kooxda. Heshiiska Mbappe ee kooxda PSG ayaa dhici doona xagaaga 2022 waxana si weyn loola xidhiidinayay kooxda Real Madrid kuwaas oo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII