Natiijo: Arsenal 3-0 AFC Wimbledon, Gunners oo iska xaadirisay Wareegga 4aad Ee Carabao Cup.

Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa u gudubtay wareegga afraad ee tartanka Carabao Cup Cup, kaddib markii ay 3-0 ku garaaceen Wimbledon oo marti ugu ahayd Emirates Stadium. Daqiiqaddii 11aad ayay Arsenal xaqiijisatay guusheeda kaddib markii uu hoggaanka u dhiibay weeraryahanka reer France ee Alexandre Lacazette oo kusoo bilowday ciyaartan kaddib kulamo uu kaydka ku jiray […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII