Natiijo: Chelsea 0-1 Manchester City, G. Jesus oo city iyo Guardiola u horseeday guul muhiim ah

inkastoo loo badinayay kulankan in Chelsea badineyso hadana ciyaarta ayaa dhinac kale isku rogtay markii Xidiga Reer Brazil ee G. Jesus uu ka caawiyay kooxdiisa guul muhiim ah. Labada kooxood ayaa soo bandhigay ciyaar Xiiso leh taasi oo keentay in qeybta hore lagu kala nasto goolal la’an. Qeybta danbe Daqiiqadii 53aad ayuu G. Jesus gool […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII