Natiijo: Manchester United 0-1 West Ham United, Lanzini oo koobka ka reebay Wiilasha Solskjaer

kooxda Manchester United ayaa guul-daro kala kulantay kooxda West Ham united kulan ka tirsan kooxda EFL Cup oo ku soo dhamaaday 0-1. West Ham United ayaa u suura gashay in qeybta hore ee ciyaarta daqiiqadii 9aad ay goolka guusha ka dhaliso man united waxana u dhaliyay xidigeeda M. Lanzini. inkastoo Xidigaha man united badankooda ladhigay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII