Natiijo: Metz 1-2 Paris Saint-Germain: Hakimi oo labo gool u dhaliyay PSG

Xidiga Hakimi ayaa labo gool u dhaliyay kooxda PSG oo 1-2 ku dubatay kooxda Mets kulan ka tirsan Horyaalka Faransiiska Ligue 1. Kulanka Caawa Hakimi ayaa ahaa Xidiga ciyaarta isagoo muujiyay awooda xidigan uu u leeyahay gool dhalinta. Goolkiisa hore ayuuna u dhaliyay PSG ciyaarta oo socota 5 Daqiiqo isagoo goosha ku celiyay kubad uu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII