Neville oo ku dhiira galiyay Jesse Lingard in uu ka tago Kooxda Manchester United

Kabtankii hore ee Manchester United Gary Neville ayaa sheegay in Jesse Lingard ay tahay inuu ka tago Manchester United. Lingard ayaa weli bartilmaameed u ah West Ham United . “Jesse wuxuu u baahan yahay inuu u tago” Neville ayaa u sheegay Sky Sports ‘The Overlap. “Wuxuu ku faanay sanadkii hore markii uu ka ciyaarayay West Ham, waa nin halkaas ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII