N’Golo Kante oo dhaawac uga baxay xulka France

/ Michael Regan / Getty Images N’Golo Kante ayaa ka soo laabtay waajibaadka xulka qarankiisa xilli hore kadib dhaawacii canqowga ahaa ee ka soo gaaray Liverpool sabtidii markii uu tababarka ku jiray. Kante ayaa lagu qasbay inuu garoonka ka baxo waqtigii nasashada intii lagu guda jiray barbaro 1-1 ah oo ay Chelsea la gashay Reds, […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII