N’Golo Kante Oo Ku Biiray Liis Xiddigo Ah Oo Ku Guulaystay Champions League, Premier League iyo Koobka Adduunka.

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda chelsea ee N’Golo Kante ayaa ka mid noqday Lix Xiddig oo ku guuleystay Champions League, Premier League iyo Koobka Adduunka. Xiddiga reer France ayaa qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay kulankii ay Blues 1/0 uga badisay kooxda Man City Sabtidii uguna guulaysteen tartanka champions league. Xiddiga ayaa ku biiray Liis […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII