Nuno Espirito Santo Oo Man City U Diray Fariin Ku Saabsan Harry Kane.

Tababaraha cusub ee Tottenham Nuno Espirito Santo ayaa sheegay in ay ka go’antahay in uu sii haysto xiddiga weerarka uga ciyaara kooxdiisa ee Harry Kane Xilli ciyaareedka dmabe. Tababaraha cusub ee Spurs ayaa wax laga weydiiyay mustaqbalka Kane shirkiisii ​​jaraa’id ee ugu horeeyay wuxuuna yiri Kane waa “ciyaaryahankeena”. Weeraryahanka Harry Kane ayaa bilowgii xagaagan sheeay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII