Nuno Tavares Oo Magacaabay Laba Xiddig Oo U Ciyaara Arsenal Oo Uu Aad Ula Dhacsanyahay.

Saxiixa cusub ee Nuno Tavares ayaa u magacaabay Emile Smith Rowe iyo Bukayo Saka in ay yihiin labada xiddig ee uu aad ula dhacsanyahay ee u ciyaara kooxda Arsenal kadib markii uu ku soo biiray kooxda Arsenal. Gunners ayaa maanta si Rasmi ah ugu dhawaaqday in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga daafaca Bidix ka ciyaara ee […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII