Ole Gunnar oo qaatay Qaladaadkii uu Sameeyay Kulankii Leicester City ” Waxaan qaatay go’ano Xun. Sky Sports

Dunida Caalamka ayaa mar kale laga daawaday iyadoo Man United lagu jiijiidayo Garoonka King Powe Stadium halkaasi oo 4-2 looga badiyay iyadoo xidiga aduunka Ronaldo uu goob joog u ahaa. inkastoo horyaalka Premier league uusan aheyn mid lagu soo dag-dago hadana Macalinka reer Norway oo Wareysi siiyay Sky Sports ayaa ku waramayo in uu sameeyay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII