Ole Gunnar Solskjaer oo amaanay Anthony Martial xilli la isla dhexmarayay in uu ka tagayo kooxda

Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa amaan ugu qubeeyay Anthony Martial xilli ay soo jeedinayaan in xiddiga reer France uu bartilmaameed u yahay kooxo badan xagaagan. Tottenham Hotspur ayaa ka mid ah kooxaha loo malaynayo inay xiiseynayaan weeraryahanka, kaasoo laga yaabo inuu ku soo bilowdo kulanka Sabtida ay la ciyaarayaan Leeds United madaama uu maqan yahay Edinson Cavani . Si kastaba ha ahaatee, Solskjaer […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII