Ole Gunnar Solskjaer oo doonaya inuu qandaraas cusub ka saxiixo shan ciyaaryahan oo Manchester United ah

Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo in kooxdu ay heshiis cusub ka saxiixdo ciyaartoy muhiim u ah. Red Devils ayaa dhameystirtay labo saxiix oo kala ah jadon Sancho iyo Raphael Varane xagaagan, halka Edinson Cavani uu sii joogi doono 12 bilood oo kale. Si kastaba ha ahaatee Solskjaer ayaa la filayaa inuu qolka labiska ka dhex […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII