Ole Gunnar Solskjaer oo ka dhawaajiyay sababta uu u nasiyay Xidigiisa Ronaldo

Tababaraha kooxda Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa ku adkeystay inaysan suurtogal ahayn in Cristiano Ronaldo uu ciyaaro kulan kasta ka dib markii uu xiddiga reer Portugal ka reebay kooxdii la ciyaartay West Ham ee ka hadhay Carabao Cup-ka. Kooxda West Ham ayaa Old Trafford ku garaacday Man United kana reebay Carabao cup-ka wareegii 3-aad […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII