Ole Gunnar Solskjaer Oo Ka Warbixiyay Xaalada Dhaawac Ee Harry Kane Kadib Markii Uu Xiddigu Ka Baxay Kulankii Aston Villa

Tababaraha Man United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa qirtay in uu ka wal-walsanyahay dhaawaca soo gaadhay kabtankiisa Harry maguire kadib guushii Aston Villa. Maguire ayaa ciyaaray daqiiqad kasta oo ka mid ah premier League xilli ciyaareedkan laakiin waxa uu dhaawac uga baxay kulankii Aston Villa qaybtii dambe ee ciyaarta. Daafaca dhexe ee reer England ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII