Ole Gunnar Solskjaer Oo Ka Warbixiyay Xaalada Harry Maguire Kadib Markii Uu Seegay Kulanka Leicester City.

Tababaraha Kooxda Man United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa ka warbixiyay xaalada daafaca Harry Maguire isaga oo meesha ka saaray wararka sheegaya in uu seegi karo final-ka Europa league. Maguire ayaa dhaawac uga baxay kulankii ay Man United guusha 3/1 ah ka gaadhay Aston Villa Axadii kadib markii uu dhaawac kuraanta ah ka soo gaadhay. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII