Ole Gunnar Solskjaer Oo Kashifay In Uu Ka Fikiray In Uu Badalo David De Gea Markii La Gaadhay Rikoodhayaasha Kulankii Villarreal.

Final-kii Europa League ayaa lau kala baxay rikoodhayaal iyada oo xitaa labada kooxood isla dheeraadeen dhinaca gool dhalinta iyada oo dhamaan xiddigihii dhexda ka ciyaarayay dhaliyeen goolkoodii. Laakiin Goolhayaha Man United David De Gea ayaa khasaariyay rikoodhada isaga oo u gacan galiyay Villarreal koobka Europa League markii ugu horaysay taariikhdooda. Si kasta ha ahaatee Goolhaye […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII