Ole Gunnar Solskjaer oo Magacaabay kooxda kaliya ee kula tartameysa Horyaalka Premier Leagu

Tababaraha Man United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa lagu soo waramayaa inuu u arko Chelsea inay tahay kooxda ugu weyn ee kula tartameysa Manchester United ka hor kooxaha Man City iyo Liverpool. Solskjaer ayaa doonaya in uu kooxda ku hogaamiyo koobka premier League markii ugu horysay tan ilaa 2013 markii uu Sir Alex Ferguson hogaaminayay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII