Ole Gunnar Solskjaer Oo Qaaday Talaabo Uu Cristiano Ronaldo Ugu Soo Celinayo Old Trafford

Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa lagu soo waramayaa inuu la xiriiray Cristiano Ronaldo si uu ugala hadlo weeraryahanka suurtagalnimada uu ugu soo laaban karo Old Trafford marka la gaadho suuqa xagaaga. Ronaldo ayaa markale qaab ciyaareed cajiib ah ku soo bandhigay kooxda Juventus xilli ciyaareedkan isagoo shabaqa soo taabtay 36 jeer 44 kulan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII