Ole Gunnar Solskjaer oo si Layaab ah uga Hadlay Xidiga Laadaya Rigoorayaasha Manchester United, Ronaldo ama Bruno Fernandes

Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa ka hadlay arrimaha rigoore tuurista ee kooxdiisa xilli la filayo in loolan cusub loo geli doono qaadida masuuliyadaas. Rigoore tuuraha koowaad ee Manchester ayaa muddooyinkan ugu dambeeyay ahaa khadka dhexe ee Bruno Fernandes kaas oo soo muujiyay awoodiisa uu gool ugu bedeli karo fursadahaas. Dhinaca kale […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII