Ole Gunnar Solskjaer Oo Taageerayaasha Man United Dusha Ka Saaray Labadii Guuldaro Ee Xidhiidhka Ahayd Ee Kooxdiisa Ka Soo Gaadhay Liverpool & Leicester City.

Tababaraha Kooxda Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa sheegay in mudaaharaadyada looga soo horjeedo Glazer ay sabab u ahaayeen guuldarooyinkii ka soo gaadhay kooxaha Leicester City iyo Liverpool Premier League. Tababare Solskjaer ayaa ku adkeysanaya in banaanbaxyada ay saameyn ku yeesheen Xiddigaha kooxdiisa. “Ma doonayn in aan mar-marsiyo sameeyo sababta oo ah waxa nalaga badiyay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII