Ole Gunnar Solskjaer Oo War Xun Ka Soo Saaray Harry Maguire Ka Hor Final-ka Europa League.

Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa meesha ka saaray ka qeyb qaadashada Harry Maguire ee finalka European League, Arbacada. Kooxda Man United ayaa Arbacada la ciyaari doonta Kooxda Villarreal Final-ka tartanka Europa League xilli ciyaareedkan. Maguire ayuu dhaawac ka soo gaaadhay canqowga ah intii lagu guda jiray kulankii Asto Villa ee horyaalka premier League […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII