Ole Gunnar Solskjaer Oo Xaqiijiyay Xiddiga Ugu Horeeya Ee Uu Raphael Varane Sababta U Noqday In Uu Ka Tago Man United.

Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa xaqiijiyay inuu rajeynayo inuu Axel Tuanzebe ka tago kooxda ka dib imaatinka Raphael Varane. Red Devils ayaa Real Madrid kala heshiisay saxiixa xiddiga koobka adduunka ku guulaystay waxana la filayaa in maalmaha soo socda lagu dhawaaqo saxiixiisa. Imaatinka Varane ayaa la macno ah in uu Solskjaer haysto xiddigo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII