Paris Saint-Germain oo 2-1 uga badisay kooxda Lyon, Macalin Mauricio Pochettino oo iska saaray Lionel Messi

Kooxda PSG ayaa guul ka gaartay Lyon ciyaar ku soo dhamaatay 2-1, iyadoo la arkayay Macalinka kooxda PSG oo banaanka u tuuray xidigan Aduunka Lionel Messi Daqiiqadii 76aad ee ciyaarta markaasi uu keenay Achraf Hakimi. PSG oo iskugu tageen qaar kamid ah xidigaha ugu weyn caalamka ayaa mar kale u muuqda kuwa aad u liito […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII