Paris Saint-Germain oo diyaarineysa dalab qandaraas labo sano ah oo ay ku dooneyso Lionel Messi

Getty Image Paris Saint-Germain ayaa isku diyaarineysa inay Lionel Messi u gacan geliso heshiis labo sano ah iyadoo u soo dhowaaneysa xiddiga reer Argentina garoonka Parc des Princes sida uu sheegay Fabrizio Romano . Laacibka ku guuleystay lix jeer Ballon d’Or ayaa u muuqday mid ku tala jira inuu sii dheereeyo joogitaankiisa Barcelona oo kaliya […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII