Paris Saint-Germain oo guul ka gaartay Kooxda Strasbourg, Xili Messi lasoo bandhigay

Kooxda Paris Saint-Germain Ayaa Garoonka ku soo dhaweesay Kooxda Strasbourg Kulan ka tirsan Horyaalka Ligue 1 Dalka Faransiiska, Kulan ku soo dhamaaday 4-2. Sharaxaada Ciyaarta. Kooxda PSG oo kulankan soo bandhigtay Xidigeeda Cusub ee Messi ayaa qeybta Hore Daqiiqadii 3aad heshay gool uu u dhaliyay Mauro Icardi waxana Gool labaad ku daray Kylian Mbappe ciyaarta […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII