Paris Saint-Germain oo u dhaqaaqeysa saxiixa Xidiga Everton ee Richarlison

Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay bartilmaameedsato weeraryahanka Everton Richarlison , haddii Kylian Mbappe uu ka tagayo kooxda xagaagan. Mbappe waxaa uga harsan hal sano oo kaliya qandaraaskiisa, ka dib markii uu iska diiday dalabyo badan si uu heshiiska ugu kordhiyo, 22 jirkaan ayaa ka fikiraya dooqyadiisa meel ka baxsan caasimadda Faransiiska. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII