Patrick Vieira Oo Magacaabay Xiddiga Ilaa Haatan Ugu Fiican Euro 2020

Halyeeyga France iyo tababarihii hore ee Nice, Patrick Vieira, ayaa amaanay qaab ciyaareed xiddiga garabka uga ciyaara Xulka Netherland ee ee Memphis Depay isaga oo sheegay in uu yahay xiddiga ugu fiican ilaa haatan tartanka Euro 2020. Xiddiga Memphis Depay ayaa ciyaaray 3-dii kulan ee uu ciyaaray xulka Qarankiisa Netherlands isaga oo dhaliyay 2 gool […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII