Pau Torres Oo Man United Fariin Uga Diray Mustaqbalkiisa.

Pau Torres ayaa sheegay inuu gabi ahaanba ka degenyahay wararka la xidhiidhinaya kooxda Man United inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan. Xiddiga 24 jirka ayaa qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay xilli ciyaareedkii hore waxana lala xidhiidhinayaa kooxda Man United. Si kasta ha ahaatee xiddiga daafaca ka ciyaara oo haatan xulka qarankiisa Spain u […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII