Paul Merson Oo Magacaabay 4-ta Kooxood Ee Ku Guulaysan Kara Premier League Xilli Ciyaareedka Cusub.

Xiddigii hore ee Arsenal iyo England Paul Merson ayaa magacaabay afarta koox ee uu aaminsan yahay inay ku guuleysan karaan Premier League xilli ciyaareedka soo aadan. Man City ayaa ku guulaystay horyaalka premier League xilli ciyaareedkii hore iyada oo kooxda Pep Guardiola badisay 27 kulan 12 dhibcoodna ku qaaday horyaalka premier League Iyada oo ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII