Paul Merson oo Saadaal ka bixiyay Kulamada Isbuuca Lixaad ee Premier League, Natiijada Chelsea Vs Manchester City iyo Kulamada kale

Paul Merson oo ah khabiir dhanka ciyaaraha ayaa sida caadiga ah bilaabay in uu sadaal ka bixiyo kulamada la ciyaarayo todobaadkan oo ah isbuucii 6aad ee horyaalka premier league. Khabiirka ayaa ugu horeyn saadaal ka bixiyay kulanka ugu adag todobaadkan ee u dhaxeeya kooxaha Chelsea iyo Man City, markaasi oo Blues garoonkeeda ku soo dhaweeneyso […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII